wasaaga wayn ee reer buula xuubay - 2011-05-06 02:13:44 waxaad meeshaqn soo galisaan oo dhan jilaa.com waa wada been sxb runta ka hadla mida labaad qar aan barri hore akhrinay ayuunbadd soo galinaysaan
BUHODLE SON AND SSC - 2011-05-06 03:22:46 kkkkkkkkkkkk qofkii heesahan kala saaray wuu khalday
dhageeyste qaran - 2011-05-06 06:57:50 (fartunbieber) iga raali ahow walaal waxaan jeceleeystay inaan jawaab yar oo nadiif ah ku siiyo fan ku malaha ehel jawbta su'ashada waxay noqoonayasa haday habaryartaa codxuntay ama heetedii hees ka fiican la keenay maha inaad ku gor gortan to waa habar yatartay falis waan jacaelahay farhia fiska si lamid ah labadaba waan dhagystaa heeshooda maha inaad ka la saarto dadaka waa inaad u habalyeeysa hadba tii kacasan see waaye duqda waxaan dhihi lahaa anigu hana noqoto fanaada sumcadeeda ku ciyaartay ee sandiiko ama san dukaan falis intaada gaarin gaadhigagaad fuushantahay fiiri fuck it upp is you macal heesahaga VIVA WAYAHA CUSUB
CEELDHEER - 2011-05-06 07:08:49 FARXIYA FISK WAA FANANA QARAN WAA FANANAD SOMALI OO DHAN KA DAWA DHACEYN,
FALIS WAA FANANAD CIYAAL XAFAD AH, UNA SHAQEYSO SAFARADA MAREYKANKA , TAAS WAXAA KU CADEYNEYSO IYADOO KA GURTAY ISLII GURI LAGA DEJIYE XAFAD KALE , IYADO HESAHEDA NOQDEYN LA DAGALANKA AL SHABAB IYO BURCAD BADEDA,
WAYOO MAREYKANKA WAXEY RABAAN IN SHACABKA IYO ISKA HORKENANA AL SHABAB IYO BURCAD BADEDA,
LAKIIN MAREYKANKA MA RABO IN AMISON TA MASAKINTA MADFACA KU GARACEYSO U KA QABTO, IYO KUWA BADEYNA QASHINKA KU SHUABAYAN KALONKEYNANA IYO KHEYRADKEYNA SI XATOYO CAD KU GURUNAYAN,
WAAYAHACUSUB WEE FASHILMEYN AFKEY KU HADLAYAAN MA AHAN AFKAAN NAQANAY, HESTI BURCAD BADEDA AYEEBA KU SI FASHILMEYN.
MA WILASHEYNA BADA ILAALINAYAN BAA BURCAD AH, AMA KUWA BADEYNA QASHINKA KU SHUBAYAN
CEELDHEER - 2011-05-06 07:12:41 TAAS WAXAA KA SI DARAN, SHIINO AQAYAR WAXU WAYAHACUSUB ISKUGU SO REBAY,
5 QOF OO ILMA ADER AH WADA MAREXAAN AH , AWAY SOMALIDI KALE EE KU JIRTAY WAYAHACUSUB MA LA URAY MARKI MAREYKAN LACAG LAGA HELAY..
WAYAHAYCUSUB MISE MAREXAANKA CUSUB
kkk - 2011-05-06 08:40:27 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkk - 2011-05-06 08:40:27 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
rayaan - 2011-05-06 08:41:55 aniga waxay itahay soomaalida way halaween wayo fanaan waa fanan qabiilka ka dayaa fanka ok qof walba iyo dooqisa ha dha gesto no qabiil
falis - 2011-05-06 10:43:03 falis iyo fiska ma u kala hiilin karo so labadaba waa jeclahay seen yeelaa heeeeeeeeeeeee viv samidey falis and fiska
FartunBieber - 2011-05-06 11:26:47 hhhhhhh aniga uma hiilin lkn waxa oo lsheegayo ayaana maqli karin aniga heesta dhag dhag oo meesha laga saray taasi waa mid aan i anfaceey nin falis waa gabar soomaliyeed wana habaryar teey oo kale ama waa abaayadeey marka labadoo da ma waan tageera ee hilo kama wado cml see wax u fahan teen aniga labadooda waan jeclahay :)
moha - 2011-05-06 12:44:33 waryaa ciyaal macna maleh heesaha qabyaalada iyo qof jeclaysiga ka daaya midka lel shiine mareexaan buu meesha ku soo reebay sxb calooshaada maal ayaa ka buuxda waxaanad tahay dadka ay soomaalidu ka degi la,adahay ee burburka ku indha qaaday waayaha cusub baro waa dhalinyaro soomaaliyeed oo isu tagtay sameeyeyna koox caan baxday oo la yiraahdo waayaha cusub xaqiir baad tahay adoo kalena ma faaido saa xaasid baa tahaye
yarta - 2011-05-06 13:01:27 sheeekooy ku nacay farhiya fiska iyo filsan heesaheeda ooba isla meel dhigay jilaa.com kole aniga heesta dhag dhag aa ila shidan fiskaneh ma gaarayaaan waayaha cusub heesta garaadlaayeneh waa hees maseersan taneh waa hees jaceyl iskuma dhawo heesaha fiska iyo filsan caadi iska dhiga jilaa waaba ka soo darteen markaan looooooooooooooool viv fiska always!!!!!!!
nihaa - 2011-05-06 13:42:49 Jilaa waa kasoo darteen dogtaan maxaa kalaya hee sanka naga galiya hadaneh sidaa u so socoteen maa dhag dhag uso dhigateen waxiina kadarey waaye shahrukhan iyo arjun rampal ha tar tamaan aa wadaan dhag dhag xaflad aroos babur guri xitaa mobilada dhag dhag ay nogu so dhacaan wlh all my freinds sido kale way ugu soo dhacdaa marka hees oo naagyasha maser san iyo kuwa sxbadooda katagen iyo kuwa jiko cml kood ah ay dhagaystaan aa shashada ku so qoraysaan dhag dhag oo suqa laga saray adiga lee suuq kaaga baxsantahay wlh maba ka xiiso dhacno dhag dhag fanaada iyo ciyaalka xafada kala deeya plz saan Doqon nimo waaye wlh fanka sharaftisa ku dheloysiin maskaxdiina iska so qoraysaan rayiga dad waynahaa leh mush adinka adina waxii akhbaar soqoro Aniganeh kala dooraneeno
Nl gangster - 2011-05-08 14:02:49 ascwr falis noloy yaqay cadowgaga lugta hostia adiga ku leh an ku dhahay waxan kale hesahayo gabdhaha eh maba jiran cod iyo qurux ilahay kugu manestay lang leven schatje doeie
NL GANGSTER - 2011-05-08 14:10:24 Nl naag qamow qashir laga gubay nagtan la maslinayan yaab dadkan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk farxia fiska lagu laha farhia fiska she is milfs guys gabadhan ka yar hala meel dhigana gabadhan waka yartahay wanka igala cod macdahay aniga ahan LAANG LEVEN SCHATJE FALIS NOLOW ABAYO
nasra - 2011-05-12 16:05:04 asc aqayaarta dhamaan salaan kadib waxaa idiin ku drasan lahaa labada gabar waa isku mid wada fiican yihiin waa fanaaniin somaliyed ee kala jecleesiga ha la daayo soomaaliyeey viva falis viva fiska noolaada labadiinaba
mis muqdisho - 2011-05-13 07:12:57 asc wr wb jilaa waa qaraxden ma maanta bilowden inaad tiraahdan farxiyo fiska waxa suuqa ka saartey heesta garaadlaay oo ah hees caay iyo maseyr ka buuxo kkkkkkkk dhag dhag waa heestii qarniga waa hees degen oo jaceyl ah oo romantig ah aley cisag farxiyo fiska fanaanad yar oo sida qoraxdii soo baxdey yaaqey jilaa isku xishooda mar danbe fiska iyo falis heesteda garadlaay ha isla meel dhigin waxey u dhiganta 10:1 farrxiya fiska ku sidata.
nafiso caday - 2011-05-13 07:46:59 viva falis ada ku leh codkaga mcn ayan jeclahay kan mrxn ku hayo hadad gari wayso haku qaririn mr nolow falis shine aqyar guul wacan my bro
FISKA COD - 2011-05-13 09:41:26 WAR WALALAYAL FISKA HEESTEEDA DHAG DHAG AAD AYAY UGA MACANTAHAY GARADLAY LABADA FANAAANA FISKA AYA COD MACN OO HEESA MACN LKIN DANCE FALIS AYA KAWADATA HADANA MARKAY CUNUGA DHASHAY WAYBA CAYISHAY NAASO WAWAYN OO AYSAN LAHANJIRIN IOY FUTO AYA KASOO DHACAY