Home
Celeberity News
Movies
Videos
Photos
Contact Us
3129
Tweet
Cabdi Diini oo London hees kasoo qaaday
qalanjo
-
2011-06-18 22:55:15
ugu horeyntii waa idin salaamay jilaa iyo asxaab kasoo qeybgasha ilaahow soomaali nabadey aaaaaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnn
Mizz qalanjoos
-
2011-06-18 22:58:36
Abdi Diini waa fanaan cod macaan ilaahna uu siiyay talent faneed , waxa n dhihi laha mar haduu UK yimid waxdaro aan la arki jirin ayuu dhigi doonaa viva diini heesaha jaceylkaana noo soo qaad
seyga rushka
-
2011-06-19 06:29:08
asc asxaabta jilaa dhamaantiin waad salaaman tihiin marka xigtana waansalaamayay kooxda qeylodhaan adinka waad salaamantihin somalia haddii si walbana wax loogu sheego ma loo heeso wax ma fahmayaan mana isku danaasulayaan ee ilaahow xal adaa lagaa sugayaaye xal nookeen alow somaliayana nabad ka dhig amiin amin,,,,,,,, amin alow,,
maxamed
-
2011-06-19 06:44:35
ghjatrrtgfjgfhghghgh
jiimi
-
2011-06-19 12:38:30
kkkkkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslaa diina sida uu iska dhik dhigaayo kkkkkkkkkkkkk
Qalanjo
-
2011-06-19 14:10:38
Wax aan micnolaheyn baas kuqososhay sawiryahow
muxya9
-
2011-06-19 16:16:05
dan yartiyo caruurtiyo dumarkan go aayiyana dani nagama haysee dakanada kuwaa galay nooma diir naxayanee dibad baxa dadwaynoow nolada all somalia inta cafimadka qabta
wiil somaliyed
-
2011-06-20 12:10:01
ma sha allah wa hees aad iyo aad u macan lakin somaliyey ilahey hanii naxriiosto
seygarushka
-
2011-06-23 13:48:23
asc aqyaarta qalanjo waa wadaniyad marka yaalala yaabin aqyaarey abdi diini waa fanaan sababtoo ah hal hees baan aniga ka jeclaaday really ,,,,,,,,,,, fanaanka gailayah aan jeclahay waaye diini,,,,,, ,,,,,,,,,,,,
abwaan somaali
-
2011-06-23 20:52:07
asc all salaan kadib waxaan dhihi lahaa madaama uu kooxda qeyla dhaan kusoo biiray cabdi diini waa arin lugu farxo maxaa yeelay cabdi diini waa udub dhexaadka fanka sanadyadaan marka waxaan sugnaaba waa wacdaraha uu ka muujin doono uk waana xaqiiqo in codkiisa soomaali oo idil wada jecelyihiin masha allah viva cabdi diini and dhamaan kooxda qeeylo dhaan
mahad
-
2011-07-08 01:42:50
eesh calaa cod cabdi diini maansha alaah
abdi rehman
-
2011-09-09 09:57:38
asc asxata dhan wan salamay heestaan waa hees qiiro badan somlaina ka shegeysa waxa jira ee somaliyey kaca oo ismaqla yana duurka ku fidine
Please!
Login
or
Register