moha - 2011-09-03 04:07:05 kkkkkk fool xumo kaa nixisay siis u taal le ila arka king khalid ayad adinka wax kashegeysin iyadaba kadaran asiga aya qab kaleh marka iyada lafiirsho
mohamed - 2011-09-03 08:11:48 waaw waa hees ladiyaariyey hor mar wanaag san
Garad - 2011-09-03 09:39:52 marax marax marax
nimco - 2011-09-03 09:59:03 wah wah, tan hees iga dheh hee. caadi maha ikraan iyo kinga
qali quman - 2011-09-03 10:22:15 kkkkkkkkkkkkkkk marax xumaash hindi ayey iska dhigayaan lkn ma ueko sorry majirto heestaan kkkkkkkkkkkkkkkkk
qali quman - 2011-09-03 10:24:29 kkkkkkkkkkkkk marax +marax waaye uf uf uf uf hindi camal ayey iska donayeen lkn labo kala xun waaye labiskeda leeba iga daran shit sorry
zidane - 2011-09-06 09:24:47 meesha hees ma jirto ee ikran iyo king ma dharka yey xayeysinayan iyo qaabka ay u labisan yihin mesha wax murti ah kuma jirto
zidane - 2011-09-06 09:26:12 lkn ani waxan ula dhacay bes qaabka lo labisanyahay
muslim - 2011-09-11 13:28:55 allaha soo hanuuniyo somali wadhaqaqdaye dhaqankii galada ayay matalayan subxana llah
sharkoodana allaha nagaduwo caro illahaybay krorsanayaan nacuudi billah nacuudi billah