fadumo - 2011-09-18 07:33:42 warkasaa i karaayo yahooy ka fadhiiso meesha xabad kuma hayside waxbaa kaa qaldane
abukar - 2011-09-18 07:48:03 umadaan yaa la hadlo waa la heesaa eymaqleen qof taan cod meesha kuma hayso yaa la taliyo
sahro - 2011-09-18 07:52:20 laki waxaan ku dhihi lahaa iska daa kuma fiicnide meesha kaamkii kareylo lama joogee teeda kale cod iyo akshin meesha kuma haysid yuu taren ku jiriin
sam - 2011-09-18 09:26:15 nacasyayahow maxaa ma jeerteen afka idiin galiyey hadaad fahmi waydeen faseex bayba ku hesaysaaye nacasyo xameerayah
barce - 2011-09-18 09:37:44 war hedhe wa maxay kuwa gabdha caayay oo cawanata ah ma mooryantii dalka iyo dadkaba gatay baa isku xishooda meel walba qabiil ayda la taagantihiine oo gabdha yaan la caayin dhaqanka somalida gabar la caayo waa ceeb mise somlinimada idinkaku ciyaaray jaahilnimada iska dhaafa
musse - 2011-09-19 23:24:48 ahaa walee waa gabar somaliyee abayadiis don't give up carry on role model baat u tahay gabdhaha kale bat hees copy ah ka fogoow dadkiina caaytamaya qofka binu adam ka ah niyad lagama jabiyo lo
raaul - 2011-09-20 10:42:21 asc war gabadho cadi magha n ee qadka halobaneyo
mucjiso - 2011-09-21 13:06:42 mucjiso
boojo - 2011-09-22 15:17:39 tan waa iska camirataye cida wax loo reebo yaan lawada jaaifayne dad fiican waa kujiree
miss-somalia - 2011-09-25 18:38:38 subxana allah somaliyeey alla ka baqa iska daaya cayda iyo qabiilka teeda kale gabarta wey cod macantahay allah ha u siyadiyo ee ma maser ba idin haayo somaliyee
IDMAN - 2011-09-26 13:31:11 tan iyo cod kal fok waxan kudhihi lahaay meel iska fadhiiso jirkaan aad beecineeso asturo holan hadad kunoshahy alle uun wukujedahee is astur
sihaam - 2011-09-26 13:35:38 kkkkk sidii habari intey cows ii dheh fadhisatay ayey ilko dhaadheer iisotakty walee cod mesha kumahesid balayo sur wel kuqabdaro badane ii bax minan kaa iskajiifo horta ani wayabaye rer waqooyi maxas qawananta kujecelyihiin dad ceshta maqabanoo yaab.net
laqaaye - 2011-09-27 20:48:24 kkkk ar adunka inta jooktid wax walbo wa arkee tan ma is beecinoosaa mise waa fanaanad anakaa yab aragnay fiiriya rajisiinteda maxaa natus meenaga maqashay , kkkk ar tanaa iga hor dhaqaajiya holland aa bahi ku diloosa iidna wa iska heese kkkkkkkk lol