HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2628
Saalim Siciid Saalim iyo Qarboosh oo la ooyay heesta Qiiro ee Calanka Soomaaliya
sumeyo - 2011-10-06 16:38:35 jilaa waad mahadsan tihiin dhamaan heesta aqyaarta qaaday waan salamaa jilaa waxaan niiga codsanaa inaad noo soo galisaan heeso gaar u uleeyahay jini i shumi waxaan si gaar u rabaa hees la yiraahdo saxiibkeyga boqol jeer i badbaadin jirayo baryahaan abwaankan isku baab ahaynwoo waa hees kaban ah uu ku qadi jiray xamar jadiid fadlan jilaa hadey nii surtoobeyso
IDMAN - 2011-10-06 16:51:25 xaqiiqdi waa hees calool xumo ah lkn maantay dad waxas maqlaya mesha majgan waa maya hada waxaba yimid kuwo maro madow wato oo indho shareeran sidi nagihi midi dheerna la ordaya iyo kuwo kale oo masakinti waxa lasiiyo diyaar uah iney joobabka kabuxsadan habenki kufsadan alle dalkena nabad iyo kala danbetn hanoga dhigo amib.
saadaq - 2011-10-07 13:06:26 waa jiraan dad wax maqla ee waxaa ka shar badan kuwa xumaanta jecel ee somalia waa dad nabada jecel ee waxaa ka dhax buuxa dad shisheeyaha u nugul hase ahaatee heestaan waa heees dhameys tiran
AAAAH AAN OOYEE ALBABKA II XIRA - 2011-10-09 14:58:47 AAAAH ALLA TIIRAANYO IYO CALOOL XUMO BADANAA WALIGAY HEES LAMA ILMAYN AAN HEESTAAN AHAY MARKII AAN MAQLAY RAGA UU TILMAAMAYO QARBOOSH EE DHIIGOODII U HURAY IYO RAGA MAANTA JOOGA SIDA AY YIHIIN AYAA ILMO ISOO DHAAFTAY . MAXAA DAD USOO HALGAMAY , MAXAA DAD DHIIGOODA U DAATAY, MAXAA DAD XABSI UGU DHINTAY IYO MAANTA SIDA UU YAHAY AAAAH QARACAN WAYNAAAA AAAAH CALOOL XUMO BADANAAAA ALLA MAXAA SOMALI IGA DHALIYAY

Please! Login or Register