Ila hadal, Waa Barnaamij uu nin Holland u dhashay Af Soomaali ku diyaariyay
sumeyo - 2011-10-22 06:06:41 sheekadaan ma xumo laakiin waxaan idin sheega naagta timaha jaran oo madoow oo ilmaha iska dhigeyso ma waxay kasi weysay af somali kkkkkkkkkkkkkkk oo hadeyba ku hadlee luqad looga hadlo gobolada dhexe tanoo kale waa lagu yaqaan baadiyo markey tagto waa nagaha dhaho markey orgi arkaan hooyo maxaa waaye ridaan nasaheeda adagaa kkkkkkkkkkkk sheeko ey hayaan war isku xishooda awalan maxaa dhaqan la idin baraa tarbiyadii islaamka idinkama buuqatee waa inaad ka xijaabataan ninka ma isagaa idin qabo ayagoo qawan ayey hor fadhiyaan inkaartii qoraweyne idinku dhacdaykkkkkkkkkkkk
cabdi royal - 2011-10-22 08:10:09 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk abaa gabartaan iska dhaaafa nooooooh waaba u jeednaaaye idinka in ey inka xiran tahay iyo in kaleeto yaaba in arkoya midi la arkayo leee ku leh nooh meshan abaa no xanaaqos naga qaleya nooh meshan compter aya aso fadhi xuntihin gabdho kaleto le wax ka shegesin yaah kursiga ey ku fadhiso xata makaa taqaano kwrn hee ayado sas eh ka shekeybo aba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
saadaq - 2011-10-22 08:54:30 aaad iyo aad ayaan oga xumahay in nin aan u dhalan uu dhaho waxaa tartan u qabanyaaa dad somaliyeed oo looqadooda iyo waliba dadkii ka soo qeyb galay aya aqoowayana luqdooddii ay u dhasheen waa wax laga xumaado
nasri - 2011-10-22 11:49:06 dhamaan waad salaamantihiin dhalinta ku xiran webka. runahaantii bob lagas waa nin hollad ah misana ku hadli kara afkeena hooyo asagoona aas aasey barnaamij la yiraahdo ila hadal . runtii aniga laba yaabani bob lagas waayo afkeena hooyo waxaad moodaa qurbaha in uu ku lumey waxaad arkeesaa dhalinta qurba joogta in ay ka doorbideen afkooda hooyo luqad qalaad ama shisheeye sidaad u taqaanaanba taasna waxaa sii dheer in ay dhalinta ku faraxsanyihiin afka qalaad in ay marwalba ku hadlaan .waalidiintana xooga ma aysan iska saarin afka soomaaliga si ay ubadkood u bari lahaayeen taasna waa dhibaato marka bob lagas hool anaga lanooga baahna in aan qabano ayuu nooqabtey waliba asagoo hallands ah fadlan u mahad celiyaa bob lagas illeen waa waxaan kasbaney in luqadeena diblanoo baro
sahro - 2011-10-22 12:17:53 bob lagas lagu lahaa moxow idin baraa magac sheydaan uuba wadaaye
minishiibiye - 2011-10-22 12:25:50 war nagahaan duliga ah fiiriye feero baako waaxid naa katag meesha duli yahey jilaa naga waa is garaneynaa kulahaa yaa ku barey ala somali mexey dhaqankooda ka faneen meeshey tagaanba wadankey joogaan ey iska dhigaan war sarahaan dhaadheer dadaa iska leh bulashini dhista bob kulahaa waxweyn eyba nooga dhigayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
nafiso - 2011-10-22 12:43:31 war taas walee mayeelayi naakta madow wax walbo hadii lashego waxa laweydiiyay ma aqaani kkkkk taas wan diiday aniga tan shuluqda waba uqaleeyay lkn ay caato af somali ma aqaan taa wax ii cuntamayo maahan ee naakta hala iikeeno anaa war kasoosaarayee saa ul ugu wado ana kalafidinaayee kkkkkk
axmed - 2011-10-23 16:38:27 Barnaamijkaas hadafkeeda ma aha in la tuso dadkan af Soomaligoodu in ay wax ka dhimantahay, sababtoo ah su'aalaha uu Bob weydiiyo waa hadallo sarbeeb leh iyo kalmado kale oo jiraan oo aan qasab ahayn in aad taqaanid, xitaa haddaad turjubaan tahay. Barnaamijkan waa maaweelo.
maanka - 2011-10-23 20:57:48 waaaaaw ninkaan waa nin culus caadi mahaan saaxib boob saan ayaan kaaraa nin cusus laakiin shaxaari ayaa tahay oo dumarka soomaalida ayaa jcyshahay sxb
Mohamed - 2011-10-24 06:02:09 tan reer mudug waaye walaahi sacad ama majeerteen balaayo ku aragtay suuro badana tan camal ari ayaay ku raaci jirtay waxaay iska dhigaaysaa inaay magaalo ku dhalatay ala qaab daranaa somalidu oo waxaay amaan moodaan in luuqada bartay aay iska dhigaan inuu ka badiyo luuuqada
qoslaaye - 2011-10-24 08:02:18 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk'''' waxaan si aad ah ula yaabay hadana ula dhacay gabadha sumayo sida ay u hadashay''' inaba caadi ma ahan'
axmed - 2011-10-24 14:42:26 Haddaad tiri tartamayaasha af Soomaligoodu ma fiicno kuma raacsani, laakiin waxay jecelyihiin in ay bartaan kalmado cusub iyo hadallo sarbeeb leh
dadka Somalied waa xoolo - 2011-10-24 15:04:10 War dadyohow xolaa tihiin. Dad jira maba tihin. Wiilkaan Bob Lagas lajirahdo, waa wiil aad u wanaagsan oo Somalida cawiyey. Adinkuna meshaan baad cay oola soo farisateen. GO TO HELL!
fahad - 2011-10-25 23:58:53 yaab waaye barnaamijka waaba garanay lkn sumeyo wixii helay ayaanba la yaabay intay wax wanaajin lahayd ayey habaar la fadhiisatay awuul mii eyada waaba yaabeeeeeeeee runtii barnaamijka waa barnaamij wanaagsan aad baan ugu farax sanahay in afkayna somaaliga laga aqoonsado caalamka