xasan - 2011-10-23 20:35:50 anoo baahida bukaan sasa aan qabin markaan heestaa maqlay ayaanba ogaa in ay hees labaad soo wado lkn waqtiga ayaa aad ula fogaada malaha waan qaan garay lkn hada waan isku dhibi karaa sanado ayaa kasoo wareegtay markaan codkeedii macaana aan maqlay laga yabii markaan in aan ahaa ciyaal dugsi lkn runtii aad bay u cod macaan tahay la arkaa meesha ay kagsho tartanka loogu jiro sidii loo qaban lahaa boqorada codka macaan ikraan caraale viva gabadha da yarta ugu codka macaan and i like
qoslaaye - 2011-10-24 08:14:31 wowwwwwwwwwww'' inantu caadi ma ahan' wey ka baxsatay heestaan' waana mid shaac baxday' waana ka helay runtii'sii wad baan leeyahay' wiilkuna sidoo kale'
fagaas - 2011-10-24 10:09:55 waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa heesaa cusub oo somaliyeed waxxeyna ubahan yihiin taageero wacan marka waa in aan siinaa taageero waxaana leeyahay well come ina amino c/laahi waa fanaan fanaan dhalay big support for ever
king shador - 2011-10-29 10:15:31 waaw war caadi maahan waa wiil & gabar da'yar ha yeeshee waxay ku wacnaan lahayd in ay iyaga qudhoodaba lamaane isku noqdaan isla markaana isku leexsadfaan waaaaw!
sidaa darteed waa hees mudamn in lagu rtaaxeysto waayo ereyo macaan baa ku jira forzo