6964
Nimco Xasan Cali oo markale shaashadaha Kasoo Muuqatay
cabdi royal - 2011-11-01 03:05:58 hoooyo iska cibaadeso music waxbo maku tarayaaao hooyo wey aya tahay cibaadada ku tadaal hadi iska dhaaftay maxa uso albanesaaa
IDMAN - 2011-11-01 13:13:00 abaah nimco ahaaa wakabaxsati dhub see udhahdibe hadaa solaba kacleesi iyaaah CABDI ROYAL maamada madhaafin abow aroosyada ee kaheesi jirtay solabo dheh hes banadir walaraba...
aniga - 2011-11-01 14:47:35 hadii aan ra,yi kadhibto naagtaan mana caaynaaye mana amaanaayi,,,
raxmo - 2011-11-02 00:11:54 woow nimco waaye qoftaan si fcn u xasuusta oo qadiimi oo cod macan heeso cusub kaa sugeena hee Nimco. jilaa ma idin sheegin saan lee idnka raba.
fahad - 2011-11-02 01:22:27 waaaaaaaaw nimco xasan cali qoraal laguma soo koobi karo taariiqda ay fanka ku leedahay qaas ahaan heesahaha xamariga ah ay qaado runtii aniga waxaan ka mid ahay taageerayaasheyda waxaana lagu yaqaanaa heesaha shacuurtaada kicinayso eyadoo ku qaadayso sooooooowt macaan sowtkaas oo isla markaa kuugu qasbaayo inaad raadiso dhinaca uu dhawaaqa ka socdo anigoo ku hadlaayo afka dhalanyarada dhageysata heesaha xamariga iyo kuwa ku taageersan waxaan ku leenahay ku soo dhawoow laaabashadaadii guuuuul wacan
ajaaja - 2011-11-02 02:40:38 woow nimco ahaa runtaa iga dheh talo waakaa tagtay duqnimana waa imaaday codkana inaba caadi maaha sxbkaa xasan carab iyo adiba wax soo tuura hee labadiina lee awalba isla qaadi jiree hindi lee bedesheena banaadiri lee qaadeenaaba hahahah viva nimco
sumeyo - 2011-11-02 04:20:46 nimco eedo iska dhaaf oo iska cibaadeyso aduun waa laga tagaa iska dhaaf waxaan haku soo noqon balwadana iska jooji wajigaada wey gubtee dumarka balwada ma xamili karaan
cabdi royal - 2011-11-02 06:20:39 kkkkkkkkkkkkkk IDMAN mamadan aroosyada ahdi ey ka hesto wan iska dhafayaaa waxa laga yabaa in ey aros keyga ha hesto insha,alaah waa iska dhafay cml abaa lolz
heesa - 2011-11-02 09:55:04 hadii aan raligeyga cabiro hananada cadi mahan Nimco Xasan Cali waa fananad caan ku ha heeso dagan iyo camanta waxan lehay Welcome Back meshada ka sii fad
lamaane - 2011-11-02 14:35:04 ASC waxa aan idiin sheegaa in cibaadada lagarabo qofka markasta aan lagarabin inta uu da'da yahay hayaraado ama haweynaado waa lagaarabaa in aad kulataliso cibaadada in uu badiyo waqti kasta
ibrahim - 2011-11-07 15:54:11 Hi sumeya abayadiis fanaanada niyada u dhis welcome back nimco intee dhub ku dhahday waa lagu waayay absolutly we miss u anyway have good song and we r expacting alot of songs bye
NAIMA - 2012-12-06 08:05:25 asc qaraabo raiga an naigu datrsanyaayo waa mid abn nisoo jedinaays
naimA - 2012-12-06 08:07:39 waa inAY MAMDAN HOYADENA camal ah is ka dhafto hesaha waan kula tali lahen
naimA - 2012-12-06 08:08:56 oo caaqiradiida se is jinin hadey hadal iga maqleyso