Nimco Dareen iyo Cali Bashiir Dhaanto Cusub ayay ku gaardiyeen
fuad badiyoow - 2011-11-02 06:05:45 heesta axaa laga daawadaaba calan aan nicbahay ayaaba meesha ka ba banaayee wax duli dheh ma waxaana fanaanad ah waa sheydaamad bax ee duf ku bax
cabdi royal - 2011-11-02 06:15:32 waaaw caadi ma,ahan fanaanada somaliyed nimco dreen waaba ku hesta acml hesaheda so wad dheh kuwa kaletana wan kasu gaya ayaqe lolz
najib - 2011-11-02 06:24:54 waxaan idin ka codsanaya in aad ixtiraamdaan qofka shaqi ahaan tiisa waxa uu u lee yeyhey xaq marka waxan idin dhihilaa ayaan eel looga dhcin fanadada nimco dareen waayo waa fanaad aad u cod macaan
Dhagaboor Boy - 2011-11-02 21:39:52 Waah Waah Dhaanto ayaa kadhacaysa inkastoo aan ka helay dhaantada lakin Nimco dareen siyaasada ayaanu kukaladuwanahay dhib male laakin waa aduun viva Nimco dareen sikastaba even though i didnt like that kind of flag,but i cant deny that she is talented and beautiful.Actually i miss my country i was born and grow up Somalia specially Hargeisa unfortunately i was feeling like Iam a foreign person which is true indeed I speak Somali just like them i mean QOWDHAN,but originally Iam from somewhere else and I remember the Somali proverb which says (There is no place like home)
sumeyo - 2011-11-08 05:37:34 naagtan waan jeclaa hada waan nacay markey calanka itoobiya is hor surtay aduunka itobiyaan u necbahay waxaan kasii necbahay wixii buunbuuniyo mrka kalsonideydii waan kala laabtay