dhamaatay - 2011-11-05 01:34:14 war wax fiican sheega mase iskadhaafa,
Maanta waxaa kenteen gosgos dawada iyo karto walee jilaa way kadhamaatay.
Masa sharukh jaceel lee miyaa. war meesha wax fiicala imaaw ama iskaxer hala haas waa iga waano.
ajaaja - 2011-11-05 04:00:50 don 2 kulahaa odaga waaka dhamaatay filinkii kan ka horeeyay ee ra one aan daawadee saacadaha uu iga qasaariyay aa iigu daran ciyaalkii xbox ciyaarayso lee umaleesaa ama play stition2 hal macno waa kawaayay sharuqanoow jacaylkaaga ma iska keentidoo action shaqo makulihidee maxaa isku dhibee hahahaha
aniag - 2011-11-05 05:35:23 war aaway salman khan
HNAd - 2011-11-05 13:07:09 jilaaa don 2 waxa ka qatarsan filmka FORCE oo uwado John Abraham dilmkaas aya ka qatarsan sxbyaal don 2 kulaHAAA HAHAHAHAHAHHA
ibrahim - 2011-11-05 14:41:52 ileen waxaa maqli jiray libaax duqqobay bisad ama yaanyuur amaba mukulaal ayaa dhaanto king khan is back ku lahaa af meeshaarnimo ayaa la rabaa in wax lagu helo war hadii laga hadlaayo reer khan waxaa ugu horeeyo sandkaan Salman khan filmkiis bodyguard action marki laga haflayane waa Akshay kumar action hero ee nacas shahrukhan ay leeyihiin boon baaniye jilaa.com hadii aad af meel lagu tagaayo lol
cadnaan ozel - 2011-11-05 15:22:00 srk waa aktarka hindiga ugu qatar dhinic walba ojiliin ah sharukhan is back
binali - 2011-11-06 01:05:12 kkkk jilaa qaab daro lee idinka soo hartay kan srk la dhaho filin action iyo S-Fiction aayad kama qaadaanayo sanadkii 2006 Don 1 iyo KANK isagoo wato ayaa HRITHIK DHOOM2 iyo KRRISH dhagaha looga tumay sanadkaan ra-one iyo DON2 AGNEEPATH lee meel saari doono haduu alle idmo HRITHIK IS THE KING OF BOLLYWOOD RIGHT NOW
Nl gangst - 2011-11-06 12:03:09 srk movies are sucks i hate R one kay ay dhahayan horta maba jirto coz game camal waye am robot