HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5654
Nimco Dareen oo ku raaxeysatay Heestii Calaf ee Dhaantada Cusub
maanka - 2011-11-08 11:04:52 waaw nimco dareen waa naagta ugu shidan fanka cod iyo qurux iyo edab iyo aqlaaq wanaag san yaa salaam nimco cadawgaaga ku noolaaw ciid mubaarag
aniga - 2011-11-08 12:03:45 hahaha waa gabadhii dareenka istiinka laheed nimco qaali ciid wanaagsan
IDMAN - 2011-11-08 14:24:25 been masheegin bee waba catowday gooman akasobaxeen abaa cod akugumaqaman dhaantadaa iska wado
fahad - 2011-11-08 17:26:22 waaaaaaw waa hees heer sare calaf waa mar qura taasi ayaan been ahayn nimco abaayo cod mcn ayaad meesha ku heysaa wlh meeshaada lee ka soco iskana caatow intaad cayili lahayd cml
ibrahim - 2011-11-08 19:25:20 walee nimco cod macaan ayaa leedahy halkee ka sii wad bye
aniga - 2011-11-09 08:58:35 nimco gacalis waxba hawalwali sabar waan kuu soosocdaa macaanto ifahan waa asaga
cabdi royal - 2011-11-10 01:06:15 waaaaaaaaaaaaaaaw heeeeeeeeeeeees ayaaaaa ka dhacday meshan gabarta codka mcn naciimo dareen yaqee horayn kugu shegay in aan heeso fican ka sugayo isha ayaaa ka riday abaa lolz dowlo
ismail - 2011-11-10 23:12:12 Nimco Dareen Har iyo haween adlee kugu riyoodaa hab isii aan isla haadlee Nimco Dareen Hawiye iyo darood hadee isku ka dayaan inee iga kaa dhacshaan Hoowiye aan how ku siinaa hoygee ismail usoo hayo ... lolz wa ka baxsatey Nimco DAREEN My Best Fanaanad
Suleiman - 2011-11-11 08:22:04 Hees macaan dheel macaan muuqaal nawada qanciyey nimco dareen

Please! Login or Register