hassan kafi - 2011-11-14 12:32:48 kkkkkkk war yarkanow abdi risaaq xoga is adkeey araganimo muuji gabar cml ha is jal jalecineenee thnks
ibrahim - 2011-11-14 14:33:28 kkkkkk sumeyo markuu sida haweenka is jilciyo ayaan xanaaqa kulahaa waa iga qoslisay kkkkk wlh I agree you are absolutly right lakin sumayo waa fanaan somaliyeed always iska tageer bye
halyeey - 2011-11-14 15:26:04 kkkkkkk altezo sxbnaa waa ka baxsatay lkn xooga cayaarta wax ka badal xooga dhaliil ayay ka tabanyaan raga inta badan sxbnaa sory wa talo lee
Dhagahboor Boy - 2011-11-14 21:27:51 kkkkkkkkkkkkkkkkkk waryaa kan caadi maaha waa ba isqalqaloocinaa alahu akbar maxaa waxkasta la arki siduu isleeyahay baaban ka booday waa hestii igu horaysay ee an ka maqlo waban nacay kan ciyaarta habadalo marka hore
cabdi royal - 2011-11-15 02:15:21 kan ma calaacaloyaaa mase wu qeylinayaaa maba la fahmaye se cml
fagaas - 2011-11-15 08:59:10 kabax dheh waaba nacas ma jecli raag saan ah iska dhig xaye sida wiil somaliyeed lagu yaqiin
hadii kale iska dhaaf wax mahayside maad qaadir waxaad ledahay dhex ku kuf
drhashiim - 2011-11-15 09:39:47 dad walaan tihiin ninka aad dhahesiin in oo is adkeya waa qaniis sidee ayaa isku adkeeya aniga ayaa nala tagan yahay danmark ee naga waresa nin waa nimaan naag
naasir muriidi - 2011-11-16 10:34:24 sxb yaaloow ma is nabeenaa heestaan waxaa kaga qatarsan xabiib sharaabi markuu qaadaayo yaa arkay run haleesku sheego fanaaniinta kalena ha xaqirina jilaa markaan beentiina wee soo abdatay kkkkkkkkk viva xabiib sharaabi abaabala alteeso aboow heesaha banaadiriga maku fiicnid gab ka dheh kkkk
sahro - 2011-11-16 13:25:25 drhashiim oo walaalow waxaaba la lahaa yarka xaas buu leeyahee ma runbaa mise adna beenta nalagu yaqiin baad wadaa