HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5783
Amaal Nuux Waa fanaanad Cod macaan
cabdi royal - 2011-11-18 00:27:23 ilaah ha so hanuuniyo qoftaan seee isku qaaaawineso leeee maku si habaari akrno lkn ilaah ayaa ku baryeynaa insha,alaah ilaah haku so hanuuniyo amin dhaha aqyaarey
king of delemont - 2011-11-18 01:44:38 kkkkkkkkkkkkkkkkkk qoftaan haday suuqa soo gashay qaar badan aa ka baxaayo sida rihanna iyo kuwo kel kkkkkk
fahad - 2011-11-18 02:45:31 so why i i wont to tell ell you how i feel eel eel but your not worth it waaaaaaaaw how sweaaaaaaaaaaaaat voice
daacad - 2011-11-18 11:55:18 qoftaan anaaa aqaano waxeey asal ahaan ka so jedaa hargeeysa marka la yaab mlahan fanaanimo iyo qaawanaan iyow ax alla waxii xun ayagaaa asal u leh marka allah ha soo hanuuniyo
HNAd - 2011-11-18 12:31:50 cabdi royal iyo KING qotaan inaa iska deysiin idinka is xisaabiya marka hore sxbyaal qoftaan ilaah ayaa cod siiyay ee faraha kaqada sxbyaal ayada waaba heesta ee waa idinka leh qoftaan ilaahey hasoo hanuuniyo marka hore idinka is xisaabi sxbyaal ilaahey ha idin soo hauuniyo idinka marka hore
qalanjo - 2011-11-18 13:12:28 wlhi hadaan been lasheygeen codey qabtaa maansha allaah ilaah haku soo hanuuniyo waxkaloo sheege maleh
ibrahim - 2011-11-18 19:39:21 congratuletion amaal nuux gabar somaliyeed oo celeberty ah you very proud of this go ahead lol
smokey - 2011-11-19 06:40:37 kkkkkkk meesha kuma arko wax cod maacne wax noo sheega!
farxaan - 2011-11-19 07:59:13 asc marka hore asxaabeey runta maa isku sheegeenaa mise been sanadkaan qof walibaa iska heeso waayo hada fanaaniinta heesaha miraha kala mcn unbee isu dhaafaan moyee cod sanadkaan qof waliba cod uusan laheen aa computer looga sameeyaa mixer lagu habeeyaa abaabala marka waa cad yahay warka qoftaana ha heesto lkn aad baan uga xumahay in ee hablaheena ku sii dhawaadaan naarta fanaaniintana runta marka la sheego naarta wee uga dhaw yihiin dadka kale waayo dad badan bee baadiyeeyaan tana dharka eeba sii dhigatay any way alaha soo hanuuniyo
nimco - 2011-11-20 12:56:43 YOU ARE SO GR8T AMAAL GO ON I LIKE YOUR SONGS VIVA SOMALIYA
princess - 2012-01-22 11:39:45 ooooooooooooh codka ay igu dishi waaaaaaaaw cod waakugu dhamaatay sis hor mar ayan kuu rajeyna iyo codkaga macaanka badan

Please! Login or Register