Zeynab Laba Dhagax iyo Dalmar Oo Ku Raaxeystay Heesta Filanwaa Daawo.
ibrahim - 2011-12-27 07:42:35 Huge congratuletion Saynab Labadhagax Waad ka baxsatay waa hees shidan waxaan ku leeyahy hormar weyn ayaad ka gaartay fanka somalida so lakin aan runta iska sheego waxaan kuu taageersanahy waxey tahay waxan aheyn daris xaafada laba dhagx ee Degmada wardhiigleey ee magaalada muqdisho ciyaalka xaafada maada aad ka mid aheeyd ii nooloow adiga iyo Raxma Ruuxi oo ayadana ka imaaday degmada wardhiigleey we are very proud both of you digniin Aqayaarta yaan leeygu mashquuli yaah
sumeyo - 2011-12-30 14:10:54 anaa kugu mashquulayo ciyaal xafada aan ahaay ku lahaa labo dhagax maad ka raacee raxmo ruuxi hadaad daris eheeden eedo u sheeg iska fariiso ku dheh wey daalan tahee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ibrahim - 2011-12-30 15:38:47 Hi Sumeyo abayadiis maal mahaan waa lagu wayay I think u been bit bussy saynab labadhagax waa laga yabaa in originally Balcad ay ku dhalatay lakin meesha ay ku soo bar baartay oo ilaa iyo hada ay family geeda waxey daganyihiin xaafada labadhagax believe me sumeyo