Saluuglaay - 2012-01-30 12:03:54 waaw ani ereyada aaba i dileenbo lkn aaway maanta Ibrahin wlh wiilkaas commentigiisa inaa aqristo aa jeclahay in kasto waligay aan arkin aana lasheekeesanin
IDMAN - 2012-01-30 13:44:32 heesta aba iska fcnaatee saana xey eheed somali waba kasidaroyane secaml inetee loscdaa
ibrahim - 2012-01-30 21:53:43 Saluuglaay aad iyo aad ayaad u mahad santahay abayadiis allaha ku xafido.
waaw heesta waa hees macaan waxaana u rajeynayaa Dalmar iyo Farxiyo kabayar in ay heer sare ka gaaraan dhinaca fanka.
suweeyda - 2012-01-31 07:35:41 waaw hestan belo waye waxan u malenaa waxey ka hadlee jecelki ugu danbeyay somalida nice
Mr-Ahmed-BinKING - 2012-01-31 11:25:20 warkii hore war soo dhaaf waa liiskala tagay fankii hore oo gaboobay waxaayimid fan cusub oo lajaanqaadayo casriga cusub 2012 farxiyo kabayare masha allah qurux waala dhameeyay iyo style and voice mmmm dalmar asigane siduu udheelaayo qatar ileen waxuuba ahaa ama yahay kooxda fanka waayaha cusub sidookale fanka casriga hodan cabdiraxmaan dheere waad aragteen heesteeda cajiib ikraan caraale iyo cabdiholland king khaalid iyo ikraan woooooow goordhowna aniga aya soo wado 3 hees oo qatar ah filo goordhow
azad adam - 2012-02-03 13:58:31 kkkkkkk wlh inaba cadi mahan lkiin tan yeey hoos galgalan doontaa