HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
2745
Taariikha Jilaa ee Kariskhma Kapoor
khiladi - 2010-03-13 07:25:35 dhab ahanatii waa atariisho buuxdo jili kartana dhan kasto sida qosolka.. waalida..iyo waliba laadartinimada anigoo ku xasuusto filimkii mere jjevan saathi eey la waday mr boon iyo amisha batal.. aniga ahaana aad ayaan u tageera karishma kapoor
khiladi - 2010-03-13 07:26:29 waxaan dhahaa ooow guuriyo wiilka a dhashay ha noqdo mid rafaadiya gandhaha bollywoodka siduu adigaba akshay iyo govinda kuu rafaadiyeen kkkkkkkkkkk
Gabar\x.jadiid - 2010-03-13 07:26:38 WaaW Krishma waa gabar jilitaan wanagsan waa News wanagsan Jilaa.com mahadsanidiin yaqeey la,aantiin Abaar indhaha Dhalinta Soomaliyeed aa tihin maalin 10 jeer in ka badan ayaan Jilaa.com ku soo noqdaa mana ka xiiso Jilaa.comw axaan idinka codsanaya Aktarada Ashwarya rai inaad aqbaaeteda isoo gudbisaan mahad sanidiin waa codsi please
khiladi - 2010-03-13 07:28:02 woooooow heestaan hoose waa filimkii ek rishtee th bond of love i like it
falis - 2010-03-13 08:18:26 waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw jilaa heestaan qofkii fahmaayo meel ayay diqineysaa oh! Krishma Waxaa Leeyahay Babyga Kuu Dhashay Hambalyo Waaw Heesta Ayaaba Waxa Dhan Iiga Daran Really
SHAAKIR - 2010-03-13 09:25:46 WOWWWWWW WLAAHI AAD BAAN UGU FARXAY DALABAADKAYGA AAD ISOO GUDBISEEN WAAN MAHADSANTIHIIN WAXAN RAJAYNAYAA SHILPAANA SHETY IN AA AYADANA SAAS CML IGUSOO GUDBINTONTAAN MERCI WEB JILAA I LOVE U ALOT!!!!!
kiran - 2010-03-13 10:55:45 waaaaaw good actress laakin waxaan heesta ka gartay naag hadii ay weyso partnerkeeda ineyba ogeyn waxa ay ku dhaqaaqeyso kaba daran maseerka
maxmed - 2010-03-14 04:57:58 krishma waa acteres aad uqiimo badan waa gabadhii dahabiga ama gabadhiiriyada waa qof awood booxdo kudhexleh bollywoodka aad ayaan oo ladhacay maqaalkan ay kaqoreen gabadhaan jilaa.com waayo waa qof aad looxiiseeyo dunida oo dhan qaasatan somalida krishna waxaan leeyahay hanbalyo
C/laahi ishqi - 2010-03-14 10:16:33 Wooow i can say krishma best actres of bollywood waa gabar jiliin wanaagsan waxaana ku xasuustaa filimkii rajaa hindustani waxaan dhihi lahaa siwad jilista aflaanta super hit
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk - 2010-03-14 12:56:30 raja hindustani filinkas we raxeesatay be dhocisha wexee tiri rajaa wan kabaqaa biriqda robka ben baashi ay u bahned
nihaa - 2010-03-15 11:56:05 mere jeevan sathi my best flim aad ayaa u jeclahay markaste ina dawado karishma wa ka xumahay jacaylkeda inay hesho wax walba wa u bixay lakin qalbiga diiday sorry
ahmed - 2010-03-15 14:15:49 waaw karishma waa atariisha aan ka qeeyliyay markii eey soo baxeeysay ayaa bilaabay inaan hindi daawada walisa marag heestan iyo heesta kale ee kaba sii daran waa tan ku jirta filinka Raaja hindistaani.. laakin ??? webkaan maxeey filiman hindi ah noogu soo daay waayeen??
cisoow - 2010-03-16 23:00:20 waw karishma waa atariish aad iyo aad aan ujeclahay heesaheeda ama filama aay keenta aad aayn ugu helaa sida filimka mere jeevan sathi my best film waan ajeclahay inaan dawada filmkaas lkn waxaan kasee jeclaa inay hesha jaceelkeeda

Please! Login or Register